ร—
Kulan Wada-Tashi iyo Xog-iswaraysi ah oo aanu Maanta La yeelanay Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ iyo ๐—จ๐—–๐—œ๐——
Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, waxa ay maanta kulan wada-tashi iyo xog-iswaraysi ah la yeesheen Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ iyo ๐—จ๐—–๐—œ๐——. Muddadii uu kulanku socday labada dhinac waxa ay si qoto-dheer uga wada-hadleen doorashooyinka isku lammaan ee inagu soo foodleh dhammaadka sannadkan, iyo sidii si wada-jir iyo wada-tashi kusalaysan looga gudbi lahaa wixii caqabado ah ee yimaadda.

Dalladda ๐—ฆ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—”๐—™, waxa ay uga mahadcelinaysaa Xisbiyada ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ถ iyo ๐—จ๐—–๐—œ๐—— qabsoomidda shirka, waxa ay sidoo kale Ururrada Bulshadu maalmaha soo socda kulamo isdaba-joog ah la yeelan doonaan dhammaan daneeyayaasha doorashooyinka Somaliland.

Blog Categories

Related Posts