×
Dood- Wadaag  xoojinta dimuqraadiyaynta iyo ka qaybgalka siyaasad loo dhan yahay.
Dallada ururada rayidka ah ee SONSAF ayaa soo qaban qaabisay dood wadaag looga hadlayey ka qayb galka siyaasada loo dhan yahay, taas oo lagu falanqeeyey cilmi baadhis ay Dalladu ka samaysay bulshooyinka siyaasadda laga garbiyo.
Dooda waxaa ka soo qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfafinta, Gudoomiyaha Hay'adda Maamul Wanaaga, Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaridka ah ee Wadani iyo Gudoomiyaha heer Gobol ee garabka haweenka ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye.

Blog Categories

Related Posts