ร—
Kulan lagu daahfuray isla markaana lagaga wada-tashanayo dib u eegista Xeerka Ururrada Samafalka aan Dawliga ahayn ee Somaliland.

Dallada Ururrada Bulshada Rayidka ah ee SONSAF, Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, iyo NGO Consortium ayaa si wada jira u soo qaban-qaabiyay kulan lagu daahfurayo isla markaana lagaga wada-tashanayo dib u eegista Xeerka Ururrada Samafalka aan Dawliga ahayn ee Somaliland. 

Kulankaas  oo ay kasoo qaybgaleen Ururrada Bulshada Rayidka, Ururrada Caalamiga Ah, Hayโ€™adaha UNta, iyo saraakiil ka socda Hayโ€™adaha kala duwan ee dawlada waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Ahmed Mohamed Derie.


Blog Categories

Related Posts