ร—
Dalladda Ururadda aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa soo abaabushay kulan aqoon is waydaarsi ah..........................

Dalladda Ururadda aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa soo abaabushay kulan aqoon is waydaarsi ah oo ay isugu yeedhay qaar ka mid ururadda bulshada rayid ka ah ee ka hawl gala dalka,  ujeedkiisuna ahaa sidii bulshada la takooraa qayb uga noqon lahayd hawl-wadeenadda iyo masuuliyiinta sarsare ee ururadda bulshada,  kulanka oo daba socday qiimayn dalladu samaysay oo ku saabsanayd kamid noqoshada Ururada bulshada rayidka ah ee bulshada la takooro. Gebogebadii kulanka SONSAF waxay u qaybisay ka soo qaybgalayaasha buug-gacmeed (Handbooks) qeexaya qorshayaal iyo talosoojeedimo waxka tari doonta kala duwanaansho la'aanta iyo ka mid noqoshada ururadda bulshada rayidka ah, taas oo muhiim u ah in la helo bulsho rayid ah oo loo dhanyahay.

Blog Categories

Related Posts