ร—
Daladda SONSAF ayaa manta oo taariikhdu tahay 22 February xafiiskeeda ku qabatay kulan ay isugu yimaadeen Inta badan dalladaha iyo urrurada rayidka  ah ee ka hawgala Somaliland

Daladda SONSAF ayaa manta oo taariikhdu tahay 22 February xafiiskeeda ku qabatay kulan ay isugu yimaadeen Inta badan dalladaha iyo urrurada rayidka ah ee ka hawgala Somaliland. Ujeedada kulankan oo ahaa is xogwaraysi iyo in la-isku dubbadrido hawlaha ururrada bulshadu u hayaan bulshooyinka kala duwan ee Somaliland waxa ka soo baxay qodobo ay ka mid yihiin in la xoojiyo isku xidhnaanta urrarada rayidka ah, in laga wadashaqeeyo xeerarka iyo siyaasadaha ay ku shaqeeyaan urrurada samafalka iyo in la xoojiyo edegaynta deeqaha.

Blog Categories

Related Posts