Ururka Adem Acadmey oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha beelaha la haybsooco ayaa kulan wacyi galin ah u qabtay odayaasha dhaqanka iyo haweenka beesha kaasoo lagag arrinsanayay sidii beeshu ay si mug leh uga qayb qaadan lahayd doorashooyinka is barkan ee golayaasha deegaanka iyo wakiillada, taasoo lagu wado inay qabsoonto 31ka bisha shanaad ee sannadkan 2021.