Join SONSAF

Waa maxay faaiidooyinka laga helo xubin ka noqoshada SONSAF?

Hadii aad xubin ka noqoto SONSAF, waxaad awood u yeelaneysaa sare u qaadida aaraada, waxa bulshadaadu danayso iyo waxa ay ahmiyada siiso. Maadaama ay ku howlayaan siyaasada wada hadalka, xubnaha SONSAF waxay awood u leeyihiin wax ka badalida hannaanka dajinta go,aamada saameeya nolosha dhammaan dadka Somaliland.

Sidee ugu soo biiri karaa SONSAF?

(Halkan ka gal bogga xuin-nimada)

Waa maxay waxa fagaaruhu qaban karo ee xubnaha shakhsi shakhsiga ah aysan qaban karin?

Ayada oo la isu keenayo qeybo badan oo ah ka qeyb galeyaal aan dowli ahayn oo ku hadlaya hal cod oo arin kusaabsan ayaa SONSAF waxay mudnaan la jamciyay siisaa dadka aan weligood codkooda laga maqli lahayn heerka siyaasadeed.


SONSAF waxay xidhiid fiican la yeelatay hayadaha qaranka iyo beesha caalamka waxayna door isku xidh oo muhiim ah ka ciyaartaa ka qeybgaleyaasha aan dowliga ahayn iyo dadka dajiya go,aamada.

Hadii aad jeceshahay inaad ku soo biirtid SONSAF fadlan buuxi foomka hoos ku qoran. Waxaan kuu soo diri doonaa foomka.

Xusuusnoow: In dhammaan meelaha oo dhan loo baahan yahay

 



Halkan ku qor e mail saxan, sida john@exaple.com


Enter the name of the organization you represent.


Security code

U geli 5ta jifar ee xuruufaha sirta ah sida lagu tusay. Xuruufaha oo dhan amaa waa waaweyn yihiin ama waa wada yaryar yihiin.

Dir

© 2011 Somaliland Non-State Actors Forum. All rights reserved.

SONSAF | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xidhiid

Status

Loading.Please wait...

SONSAF | Join SONSAF

Copyright © 2011 - 2017 SONSAF. All Rights Reserved