Wadatashiyo

SONSAF waxay siisaa guddi tashi iyo fagaare ka qeybqaateyaasha aan dowliga ahayn si markaasi ay sharaxaad uga bixiyaan aragtida iyo waxyaabaha dadka Somaliland ay danaynayaan.Waxaanu isu keenaa xubnaheena si ay u yeeshaan wada tashiyo sal ballaadhan kuwaasoo noqda asaaska talo bixinada siyaasada loogu tala galay beesha caalamka iyo hayadaha qaranka. SONSAF waxay sidoo kale ka qeyb qaadataa howlaha maxaliga ah ee wax looga qabanayo nabadda iyo horumarka Somaliland. Tusaale ahaan waxaa howlahaas ka mid ah indha indhaynta doorashooyinka.

© 2011 Somaliland Non-State Actors Forum. All rights reserved.

SONSAF | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xidhiid

Status

Loading.Please wait...

SONSAF | Wadatashiyo

Copyright © 2011 - 2017 SONSAF. All Rights Reserved