Tusaale u noqosho

Waxaa jira fikir dadka Soomaalida ahi ay qabaan kaasoo ku saabsan in go, aamada saameeya noloshooda ay yihiin kuwo beesha caalamku gaadho, ayada oo dadka wadanka leh aan si aad ah loola tashan. Arintan ayaa waxay saamayn ku yeelataa wax tarka barnaamijyada gargaarka, waxay hoos u dhigtaa bulshada rayidka Soomaaliland, waxayna sidoo kale gacan ka geysataa qoqobida ay ka qoqobeyso bulshooyinka Soomaaliland gaadhida go, aamada. SONSAF waxay soo jeedinaysaa isticmaalka nidaam lagu kordhinayo sidii bulshada rayidka ah ee shacabku ay wada shaqeyn ula yeelan lahayd dadka iyagu go, aamada gaadha ee caalamiga ah iyo kuwa qaranka. Akhriso sida shaqadeenu ay natiijo wax ku ool ah ugu yeelanayso sidii gacan looga geysan lahaa nabadda iyo horumarka  Somaliland.

Voting in the presidential elections, June 2010

© 2011 Somaliland Non-State Actors Forum. All rights reserved.

SONSAF | Shuruudaha isticmaalka | Siyaasada kali ahaanshaha | Qariirada goobta | Nala soo xidhiid

Status

Loading.Please wait...

SONSAF | Tusaale u noqosho

Copyright © 2011 - 2017 SONSAF. All Rights Reserved