Uncategorized

Dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee SONSAF ayaa ku shaacisay xaflad lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa guddida korjoogtada doorashada ee bulshada rayidka ah. Anwar Cabdiraxmaan Warsame , guddoomiyaha dallada SONSAF oo hadal ka jeediyay madasha ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeeddada loo aasaasay guddidan kor...