Guddoomiya Dalladda SONSAF Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saddex Xubnood Oo Xisbiyadu U Soo Magacaabeen Wada Shaqaynta Dalladda SONSAF
Guddoomiyaha dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee Somaliland Mr. Anwar C/raxmaan Warsame ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay saddex xubnood oo ka kala socday saddexda xisbi Qaran, kuwaasoo xisbiyada u qaabilsanaan doona SONSAF. C/raxmaan Maxamed Jaamac Hadhiye, oo ah guddoomiyaha gobolka maroodi-jeex ee xisbiga Kulmiye, Cismaan...