Civil Society Position Paper on Justice Sector and Human Rights
Dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee SONSAF ayaa ku shaacisay xaflad lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa guddida korjoogtada doorashada ee bulshada rayidka ah. Anwar Cabdiraxmaan Warsame , guddoomiyaha dallada SONSAF oo hadal ka jeediyay madasha ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeeddada loo aasaasay guddidan...
Dalladda ururrada bulshada rayidka ee Somaliland SONSAF iyo dalladda ururrada haweenka ee Nagaad ayaa iska kaashaday aqoon is weydaarsi ujeeddadiisu ahayd qiimaynta baahiyaha dumarka u tartamaya doorashooyinka golaha Baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka ee Somaliland ka qabsoomi doonta 31ka bisha shanaad 2021. Aqoon weydaarsigan oo ay...
Guddoomiyaha dalladda ururrada bulshada rayidka ah ee Somaliland Mr. Anwar C/raxmaan Warsame ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay saddex xubnood oo ka kala socday saddexda xisbi Qaran, kuwaasoo xisbiyada u qaabilsanaan doona SONSAF. C/raxmaan Maxamed Jaamac Hadhiye, oo ah guddoomiyaha gobolka maroodi-jeex ee xisbiga Kulmiye,...
Guddoomiyaha dalladda ururrada bulshada radkayidka ah ee SONSAF Mudane Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo ay weheliyaan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha ururrada ku bahoobay SONSAF ayaa ugu baaqay dawladda Somaliland inay xorriyaddooda u soo celiyaan laba musharrax oo dhawaan lagu xidhay Hargeysa. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay...
Yet again, the Guurti have not acted in the interest of Somaliland democracy, they have extended the House of Representative term for another two years. This is a major set back for #Somaliland democracy overall! Somaliland CSOs are deeply disappointed and concerned.
Guddomiyaha Dallada SONSAF oo walaac xoogan ka muujiyay muda kordhintii Golaha Guurtida.
Dallada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo qayb ka ah qabanqaabada kulan la isugu yeedhay bulshada inteeda labeenta sida Aqooyahanka, Xisbiga Ucid,Siyaasiyiin iyo Madaxweyne ku xigeenayaashii hore ee Somalialnd, kulankaas oo ujeedasiisu tahay sidii loo dhaxdhexaadin lahaa muranka hadheeyay Xisbiyada qaranka ee ku wajahan...
Dalladda ururrada bulshada rayidka ee Somaliland SONSAF iyo dalladda ururrada haweenka ee Nagaad ayaa iska kaashaday aqoon is weydaarsi ujeeddadiisu ahayd qiimaynta baahiyaha dumarka u tartamaya doorashooyinka golaha Baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka ee Somaliland ka qabsoomi doonta 31ka bisha shanaad 2021.
Aqoon weydaarsigan oo ay gadhwadeen ka ahaayeen xarunta SILC oo fadhigeedu yahay dalka Sweden oo ka shaqaysa kor arrimaha doorashooyinka iyo dimuqraaddiyadda ayaa lagu lafo guray caqabadaha hor taagan dumarka u sharraxan doorashooyinka Somaliland isbarkan ee dhacaya bisha shanaad dhammaadkeeda.
Dumarka ka soo qayb galay oo ay ku jireen qaar hore ugu tartamay doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee sannadkii 2012 kuna guulaystay ayaa halkaa ku soo bandhigay caqabadaha hor taagan dumarka doorashada 2021,