SONSAF oo qayb ka ah qabanqaabada kulan la isugu yeedhay bulshada.

SONSAF oo qayb ka ah qabanqaabada kulan la isugu yeedhay bulshada.

Dallada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo qayb ka ah qabanqaabada kulan la isugu yeedhay bulshada inteeda labeenta sida Aqooyahanka, Xisbiga Ucid,Siyaasiyiin iyo Madaxweyne ku xigeenayaashii hore ee Somalialnd, kulankaas oo ujeedasiisu tahay sidii loo dhaxdhexaadin lahaa muranka hadheeyay Xisbiyada qaranka ee ku wajahan qaabka soo Xulista Komiishanka Doorashooyinka ee cusub .

Ujeedada kulankan oo daaranayd sii loo dhexdhexaadinlahaa darafyada uu khilaadku ka dhexeeyo loona soo jeediyo xalal iyo qaababkii laaga gudbi lahaa khilaafkan soo noqnoqonaya ee doorashooyinka Somaliland ayaa qabtiisii koowaad lala kulmay Xisbiga Wadani.